Xiliga ay dhaceyso Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Galmudug oo la shaaciyay

Guddiga Doorashada Heer dowlad Goboleed Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku matali doona Galmudug ,kadib markii Madaxweyne Qoor Qoor shaaciyay liiska musharaxiinta tartameysa. Qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu shaaciyay in maanta oo arbaca ah la diiwaan galinayo musharaxiinta u tartameysa Aqalka Sare halka beri oo khamiis ah ay … Continue reading Xiliga ay dhaceyso Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Galmudug oo la shaaciyay